Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka ka bilaaban doona Stockholm 07-10 AGUST 2014
(August 6, 2014)
STOCKHOLM:-Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool waqooyiga Yurub iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mu’tamarkii ama Shirkii Xagaaga ee sanad walba ka dhici jiray dalka SWEDE
Socdaalkii dheeraa ee uu Sh. Umal ku tegay dhulka Soomaalidu degto oo laga waraystay.[Daawo Video]
(August 6, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa  taleefishinka Somalichannel, uga warramay arrimo badan oo xiiso leh. Sheekha, oo toddobaadkan marti ku ahaa barnaamijka wacyi ee Somalichannel, ayaa wariha barn
Sh. Bashiir Axmed Salaad oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Islii Mool ee magaalada Nairobi
(August 6, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa xalay waxa uu soo bandhigay casharrada laga baranayo bishii ramadaan ee barakeysneyd. Sheekha, oo habeennadan mux
Nicholas Kay oo soo dhaweeyey in Ximan iyo Xeeb ay ogalaatay maamulka loo dhisayo Gobolladda dhexe[Dhagayso]
(August 6, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo ka qayb galay xaflad loo qabtay in maamulka Maamulka Ximan iyo Xeeb ay ogalaadeen heshiis maamul loogu samaynayo Gobolladda dhexe
Ra’iisul Wasaaraha DFS bogaadiy​ey in Ximan iyo Xeeb ay ku soo biirtay heshiishka maamul u samaynta Gobollada Dhexe
(August 6, 2014)
Muqdisho, August, 06, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshi
Ciidanka Sirdoonka Kenya oo sheegay in ay Nairobi ku qabteen Xassan Xanafi
(August 6, 2014)
Nairobi:-Ciidanka Nabad sugidda Kenya ayaa sheegay in ay ay ku qabteen magaalada Nairobi Xassan Xanafi Xaaji oo ka mid ahaa wariyaasha la shaqaysan jiray ururka Al-shabaab laguna eedeeyey in uu wax ka
Maamulka Machadka-Al-furqaan ee Gobolka Sool ee Laascaanood oo Arday Shahaadooyin Gudoonsiiyay.(Video/Masawiro)
(August 6, 2014)
Laascaanood:-Xafladan ayaa waxa ay ahayd mid balaadhan oo ay qabteen Maamulka Machadka Al-furqaan ee Gobolka Sool ee ku yaala Magaalada Laascaanood,waxaana Looqabtay Dufcadii 6-aad ee ka baxda Machadk
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo soo gaaray Garoowe
(August 6, 2014)
Garoowe:-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Garowe isagoo sheegay in ay Garoowe u yimaadeen in ay aqbaleen oo ay taage
Masjidka Al- huda Garowe oo laga dareemayo u diyaar garowga Xalaqaadka cilmiga shareecadda
(August 6, 2014)
Garoowe:-Xalaqaadka barashada Cilmiga Shareecada Islaamka ayaa ahaa habkii ugu wanaag sanaa ee dalka Soomaliya looga baran jiray cilmiga waxaana ka mid ah meelaha sida aadka looga xasuusto Masaajid ba
Jen ka tirsan Ciidamada Mareykanka oo lagu dilay dalka Afganistaan (Daawo)
(August 6, 2014)
Kabul:-Wararka ka imaanaya saaka dalka Afgaanistaan gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Kabul ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dalka Afgaanistaan uu toogasho ku dilay Maj. Gen. Harold Green

Next Page »