Dowladda Puntland oo Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wafti uu Hogaaminayo ku soo dhaweeyey Garowe.[Masawiro/Cod)
(August 10, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa dhulka Maamulka la magac baxay Soomaa
Wasiirkii hore ee waxbarashadda DGPL oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday xarunta Puntland TV.[Dhagayso]
(August 10, 2014)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee wasaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir waxaa uu uga hadlay shaqaaqadii ay qaar ka mid ah ciidamad
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland Axmed Cabdi Xaabsade oo ku sugan Gobolka Mudug.
(August 10, 2014)
Garoowe:-Waxaa shalay soo gaaray Degmada Goldogob ee gobolka Mudug Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Puntland Axmed Cabdi Xaabsade waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan gobalk
Xaflad lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee Degmadda Xarfo oo Arday Shahaadooyin la gudoonsiiyey.[Masawiro]
(August 10, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa maantay ka dhacday Machadka Al furqaan ee degmadda Xarfo xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu sharfayay Kitaabka allah waxaana xafladaani ka dan baysay ka dib marki
Madaxwaynaha DGPL oo ka qayb galay shirka xiriirinta Hay’addaha iyo Hirgalinta Cashuuraha oo ka dhacay Garoowe. [Masawiro]
(August 10, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumadda Dowladda Puntland gaar ahaan Hoolka Jaamacada PSU kaga qayb galay Shirka Xiriirinta Hayaddaha iyo Hir
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo
(August 10, 2014)
Gaalkacyo:-Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminay Xildhibaan Maxamed xuseen Nuur Xagaafe ayaa saaka soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaan safarkiisa ku weheliya ilaa 4 Xildhiba