Culimad Gobolka Sool oo baaq u jeediyey Bulshada Soomaaliyeed.[Masawiro/Video]
(August 12, 2014)
Laascaanood:-Waxaa bilahaan ka socday gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool dhismaha Masjidka Ramadaan kaas oo ku yaala badhtamaha magaalada Laascaanood waxaana dhisayay guud ahaan wala
Muxaadaraadkii uu Sh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masaajidda ku yaal Nairobi [Daawo]
(August 12, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sh.Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa maalmihii la soo dhaafay, ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya , isagoona ku qabtay muxaadaraad dhow
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.
(August 12, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaa uuna madaxweynaha ka soo qayb galay shir madaxeeda dalalka Africa iyo Mareykan
Jaamacadda Bariga Afrika oo hogaan cusub loo doortay[Masawiro]
(August 12, 2014)
Garoowe:-Waxaa saakay kulan lagu qabtay Jaamacadda bariga Afrika faraceeda gobolka Nugaal ka soo qayb galeen dhamaan golayaasha Jaamacadda Bariga Afrika sidda golaha boorka, golaha fulinta, golaha shu
Dowlada Kuwait oo Jinsiyadii kala laabatay Sheekh Nabiil Cawad (Daawo)
(August 12, 2014)
Kuwait:-Waxaa galabta ilaa caawa ay Wakaalada wararka ee Caalamka ay aad u qaadaa dhigayaan warmurtiyeed ka soo baxay dowlada Kuwait kaas oo lagu shaaciyey in jinsiyada dalka Kuwait laga qaaday wadaad