Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(August 15, 2014)
Nairobi:-Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay sidda Islaamka uu u qiimeeyey Xishoodka isagoo Sharecadeenu ay sheegtay in Xishoodku uu yahay qayb ka mid ah Imaanka. h
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bari Gaashaale sare C/xakiin Yuusuf Xuseen oo xilka la wareegay.[Masawiro]
(August 15, 2014)
Bosaaso:-Xaflad balaaran oo saaka ka dhacday Saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa si rasmi ah xilka Taliyaha cusub qaybta Gobolka Bari la wareegay Gaashaale sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen 
Saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo soo bandhigay hub ay ka soo qabteen Degmada Wadajir (Masawiro)
(August 15, 2014)
Muqdisho:-Saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si wadajir ah ugu warbixiyey howlgalo ay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay ka fuliyeen Degmada Wadajir waxaana ay ciidamada galeen guriga gudoomiy
Khudbadii Jimce ee uu ka soo jeediyay Sh Mowliid Cabdi AxmedMasjidka Ramadaan ee Nairobi.[Dhagayso]
(August 15, 2014)
Nairobi:-Waxan idin soo gudbineyna khudbadii jimce ee maanta uu Sh Mowliid Cabdi Axmed uu ka soo jeediyay Masjidul Ramadaan ee magaalada Nairobi oo ah Masjid cusub oo ku soo biiray Dacwada xaafada isl
Nicholas Kay oo waraysi uu siiyey VOA-da ku sheegay in uu booqan doonaa Puntland iyo S/land.[Dhagayso]
(August 15, 2014)
Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA-da, ayaa waxaa uu warbixin kala duwan ka bixiyey xaalada Soomaaliya, socdaa
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo soo gaaray magaalada London (Daawo)
(August 15, 2014)
London:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada London Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey culumada iyo ducaada magaalada L
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada Degmada Wadajir
(August 15, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya saaka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan nabadsugida DFS iyo kuwa AMISOM ay howlgalo ka wadaan Degmada Wadajir waxaana howlgalada la sheegay in ay