Dawro iclaamka islaamka ah oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.[Masawiro]
(August 16, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle siminaar ku saabsan warbaahinta iyo dowrkeeda ay ku leedahay faafinta dacwada iyo diiiinta islaam
Kulankii Golaha Iimaamyadda oo ka socda magaalada Columbus, Ohio
(August 16, 2014)
Ohio:-Waxaa si habsami leh uga socdo gobalka Ohio Magaalada Columbus,shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaanjireen Golaha isutaga Masaajida ee Waqooyi Maraykanka. Shirka ay sanad walba isugu imaadaan
Daawo Live Mutamarkii Islaamiga ah ee ka socda magaalada London
(August 16, 2014)
London:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada London Mutamar Islaami ah oo looga hadlayo dhibaadad Qabyaaladda waxaan lagu casumay culimo , iyo bulshada qaybaheeda kale duwan Mutamarka Islaami
Golaha Wasiirada ee DFS oo shir aan caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho (Masawiro+Cod)
(August 16, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali She
Gudoomiyaha cusub ee Mu,asasadda Al-minhaaj oo loo doortay Sh.Maxamed C/llahi Cabdille[Masawiro]
(August 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa saakay Shir saxaafadeed Culimaddu ku soo bandhigaysay hogaanka cusub ee ay yeelatay Mu,asasada Alminhaaj Dacwadda Iyo hurumarinta ee dowladda Puntland Shirsaxaafadeedkaan oo ay ka soo q
Xildhibaano Dowladda Federaalka Soomaaliya oo saaka soo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(August 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland qaar ka mid ah Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland ka dib codsi wada tash