Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiwali Sh.Axmed oo gaaray dalka Itoobiya
(August 19, 2014)
Ehtiopia:-Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax B
Wafdi ka socda QM oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(August 19, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdi ay horkaceyso wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka askareynta carruurta, Leila Zerrougui
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulan la yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan
(August 19, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulan
Madaxweynaha dowladda Puntland oo qada sharaf u sameeyay Ugaaska Beesha Xassan Ugaas iyo Cuqaashii la socotay.[Masawirro]
(August 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland qado sharaf ugu sameeyay Ugaaska Beesha Xasan Ugaas ee Degmada Boocame
Madaxweynaha Puntland oo Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha.
(August 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland. Gudigaan aya
Sheekh C/raxmaan Sudeysa oo Khudbadii Jimcaha uga hadlay Khatarta Khawaarijta (Video+Audio)
(August 19, 2014)
Mecca:-Sheekh C/raxmaan Sudeysa Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta Fasaadka Khawaarijta ay ka wadaan Caalamka Islaamka waxaana uu aad uga digay dhalinta khayrka je