Sheekooyinka Paris – 1 W/Q Sh Maxamed Idirs
(August 20, 2014)
Paris :-Somaalida intii Qaran jabku ku dhacay adduun badan ayey mareen, dhibaatooyin kala duwanna wey la kulmeen, Seattle ilaa South Africa, Norway ilaa New Zealand, iyo inta adduun u dhexeysa.. Badah
Maxkamadda darajada1aad ee ciidamada DFS oo xukun kala duwan riday
(August 20, 2014)
Muqdisho:-Maxkamadda darajada koowaad ciidamada DFS ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dhalinyaro lagu soo Eedeeyay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab. 7 ka tirsan
Iqra Islamic School at Abubakar As- Saddique Islamic Center waa Iskuul Islaami ah.[Video]
(August 20, 2014)
Minneapolis:-Ilaahay mahadiis waxaa usoortoyday walaalaha maamulka xarunta wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis inay furaan, sanadkii labaad, iskuul islaami ah oo wax lagu barayo
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo khudbad ka jeediyey shirkii looga hadlayey arrimaha qaxootiga Soomaaliya.[Masawiro]
(August 20, 2014)
Addis,Ababa, 20, August, 2014.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/wali Sh.Axmed iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa saaka ka qayb galay shir ka furmay magaalada Addis Ababa ee
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Kulan lagu taageerayay Go,aamadii ka soo baxay shirkii wadatashiga.[Masawiro+Cod]
(August 20, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay Kulan lagu taageerayay Go,aamadii ka soo baxay Shirkii wadatashiga Dowladda Puntland iyo Xildhibanada Puntland ugu
Safiirka dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya oo tegay Kismaayo
(August 20, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Soomaaliya, Mohamed Ahmed Othman. Wafdiga  S
Go’aano ka soo baxay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay Dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS.[Cod/Masawiro]
(August 20, 2014)
Garoowe:-Kulan wada tashi oo u socday mudo labo maalmood ah Xildhbaano ka tisan Dowladda Federaalka Somaaiya ee ka soo jeeda deegaanada Puntland iyo Dowladda Puntlad ayaa saaka waxaa ka soo baxay go,a