Bayaanka Gabogabada Shirkii 13-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika
(August 21, 2014)
Columbus:-Waxaa maanta si habsami leh ugu soo gabogaboobay Hotel Ramada Plaza ee magaalada  Columbus, OH shirkii 13–aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika, shirkaas oo socday Au
Xeer Illaaliyaha Guud ee DFS oo warmurtiyeed ka soo saaray Xarigii Idaacaddaha Shabelle iyo SKY
(August 21, 2014)
Muqdisho:-Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa soo saaray caddeyn ku aadan falkii 15-ka Agoosto lagu soo xiray Idaacadaha Shabeele iyo SKY FM iyo qaar ka mid ah shaqaalaha labada
Dowladda Puntland oo Beesha caalamka iyo dadka reer Puntland ka codsatay gurmad deg-deg ah.[Akhri]
(August 21, 2014)
Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa Beesha Caalamka iyo dadka reer Puntaland ka codsatay In gurmad deg-deg ah La soo gaaraan Deegaanada Abaaruhu ku dhufteen ee Puntland oo ay ugu daran yihiin Gobolka Bari
Waraysi Nickolas Kay uu la yeeshay HCTV oo su’aalo adag lagu wiidiiyey.[Daawo]
(August 21, 2014)
Hargeysa:-Tafatiraha Horncable TV wariye Ducaale ayaa waxaa uu wareysi gaar ah la yeeshay Danjiraha Un-ka ee Soomaalya Nickolas Kay xili uu booqasho gaar ah ku tegay magaalada Hargeysa uuna kulan gaar