Maxkamada ciidanka Puntland oo dil ku xukuntay gacan ku dhiigle dilay Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska Rako
(August 27, 2014)
Boosaaso:-Maxkamada Ciidanka Qalabka ee Puntland ee Gobollada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu ayaa maanta u fariisatay fal danbiyoodyo loo heystay eedaysanayaal ku eedaysanaa dilal, amar diid
Heshiis hordhac ah oo ay wada gaareen Garabka Bare Hiiraale iyo Maamulka Juba
(August 27, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in heshiis hordhac ah ay wada gaareen Maamulka KMG ee Juba iyo Col.Barre Aadan Shire (Hiiraale). Heshi
Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad oo ka hadlay Fitanka iyo Khawaarijta (Daawo)
(August 27, 2014)
Mecca:-Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta fitanka ka socda caalamka iyo sharta Khawaarijta wuxuuna Sheekh aad ugu dheeraaday si
Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay dalka Turkiga
(August 27, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo  ayaa maanta u amba baxay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan xafladda caleemo s
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Cod/Masawiro]
(August 27, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi oo uu hogaaminayey oo safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa Gaar ahaan Dalka Ethopia ayaa maanta dib ugu soo laabt