R/Wasaaraha DFS “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka”[Cod/Masawiro]
(August 30, 2014)
Muqdisho, 30, August, 2014 Xubno ka tirsan Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, oo ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka mu
Col.Bare Aden Shire Hiiraale oo gaaray magaalada Muqdisho
(August 30, 2014)
Muqdisho:-War hada na soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale uu soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana socdaalkiisa weheliyey wasiiro ka tirsan DFS. Garoonka Diyaaradaha Aa
Muxaadaradii uu xalay Sh Cabdi Naasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjidka Abuu Bakar ee Nairobi.[Video]
(August 30, 2014)
Nairobi:-Sheekh.Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa caawa waxa uu muxaadaraad ka bilaabay masaajidda magaalada Nairobi oo uu hadda ku sugan yahay Sheekha oo safa
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNOCHA ee Soomaaliya Ms. Edem Wosornu.[Masawiro]
(August 30, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kulan aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kula qaatay Madaxa Hay’adda isku xirka arrimaha Bini’aadan
Sh Cabdi Qani Qorane oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe[Masawiro]
(August 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay  lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe intention Sh Cabdi Qani Qorane ka dib markii shil gaari oo uu galay uu arrimo caafimaad uu u aaday dalka Jarmalka.
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qabsashada Buulo-mareer (Dhageyso)
(August 30, 2014)
Buulemareer:-Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal c
Mu’ssadda Al-Irshaad oo kulan tababar Macalimiinta ku qabtay London iyo Sh Bashiir Axmed Salaad oo ka qayb galay.[Masawiro]
(August 30, 2014)
London:-Waxaa Taariikhudu markay ahayd 25.08.14 ka dhacay xarunta horumarinta Malcaamadaha ee Mu'ssadda Al-rshaad ee magaalada London kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen Macalimiinta malcaamadah
Col.Bare Hiiraale iyo Ciidamadiisa oo lagu soo dhaweeyey Kismaayo
(August 30, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale iyo ciidamo daacad u ah lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta goba
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-Mareer
(August 30, 2014)
Buulo-Mareer :-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay  degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka ay ciidamada huwanta ay dhowr jiho ka soo weerareen de
Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose
(August 30, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka duulaan ku qaaday deegaano ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose waxaana ay la wareegeen Deegaanka Golweyn.  ciidanka huwanta ayaa ku sii jeeda degmada