Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Kuntu-Waarey iyo Fiidow (Masawiro)
(August 31, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa galabta la wareegay degmada Kuntu-Waarey oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana ay ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ka soo ruqaansadeen Degmada Buula
DFS oo warsaxaafadeed ka soo saartay weerarkii Al-shabaab ee xarunta nabadsugida
(August 31, 2014)
Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al- shabaab abaarro 11:30 gelinkii hore ee maanta. Weerarka kooxda nabad diin
Xarunta agoomaha ee Laascaanood oo munaasabad u qabtay Ardayda dhamaysatay Fasalka 8aad.[Masawiro]
(August 31, 2014)
Laascaanood:-Maamulka xarunta agoomamaha ee Magaalda laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa munaasibda waxaa ay u qabteen ardayda ka baxday xarunta agoomaha Laascaanood munaasibadan ayaa waxa ka s
Qaramada Midoobay, IGAD iyo Midowga Yurub oo soo dhoweeyay heshiiskii Kismaayo
(August 31, 2014)
Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD iyo Ururka Midowga Yurub ayaa soo wada dhoweeyay heshiiskii uu galay Korneel Barre Aadan Shire Hiiraale, heshiiskaas oo uu uga qeyb
Cambaareyn: isku daygii lagu kharijin lahaa xaaskii Jeneraal Maxamed Abshir Haamaan
(August 31, 2014)
Muqdisho:-Jenaraal  sare oo ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyeed oo magaciisa layiraahdo Jen.Ahmed  Dhayib Ahmed (Dhagacaleen) ayaa waxuu ku guul daraystay in ay u hirgasho  in uu khaarijiyo xa
Al-shabaab oo weeraray xarunta nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
(August 31, 2014)
Muqdisho:-Dhalinyaro ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaadeen xarunta nabad sugida  ee gobolka Banaadir iyadoo dhalin yaradaan uu dagaal uu dhexmaray ciidamo ka tirsan nabadsugida dagaalka xoogiis