Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-Mareer

August 30, 2014 - Written by Editor

amisomBuulo-Mareer :-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay  degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka ay ciidamada huwanta ay dhowr jiho ka soo weerareen degmada Buulo-Mareer .

Guddoomiyaha gobollka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii,oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS ay qabsadeen degmada Buulo-Mareer khasaaro badana ay u geysteen Al-Shabaab.

Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii Guddoomiyaha gobollka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay ka gudbeen degmada Buulo-Mareer  ayna ku siijeedaan Degmada Baraawe.

Ilaa haatan Al-Shabaab ayaan ka hadal gulus colaadeed ee lagu kiciyey iyo deegaanada laga qabsday

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online