Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Tiyeglow

August 25, 2014 - Written by Editor

tigMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in cidamo ka tirsan DFS oo kaashanay kuwa Itoobiya ee AMISOM ku biiray in ay qabsadeen Degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool. Guddoomiye ku xigeenka maamulka dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Bakool Sh.Xassan Lugbuur oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ciidankooda oo taageero a hellay kuwa AMISOM ee Itoobiya  ay la wareegeen gacan u haynta Degmada  Tiyeglow

Guddoomiye ku xigeenka maamulka dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Bakool Sh.Xassan Lugbuur  ayaa sheegay in ciidamadoodu ay ku wajahan yihiin deegaano hor leh oo ka tirsan Gobola Bakool oo ay ku sugan yihiin ciidanka Al-shabaab dhawaana ay weerari doonaan.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ururka Al-shabaab  ee lagala wareegay degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool oo ka mid ahaa goobaha ay ururka Al-shabaab ka talin jireen.

Hoos ka Dhageyso Guddoomiyaha Gobolka Maxamed Cabdi Tool oo wareysi siiyey Idaacada VOA

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online