Daawo Live Mutamarkii Islaamiga ah ee ka socda magaalada London

August 16, 2014 - Written by Editor

Qabyaalada-FlyerLondon:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada London Mutamar Islaami ah oo looga hadlayo dhibaadad Qabyaaladda waxaan lagu casumay culimo , iyo bulshada qaybaheeda kale duwan Mutamarka Islaamiga ah ayaa waxaa lagu casumay gudoomiyaha Hay’adda Culimada soomaaliyeed Sh Dr Bashiir Axmed Salaad oo maalintii shalay soo gaaray magaalada London.


Hoos ka Daawo Mutamarkii Islaamiga ah ee ka socda magaalada London Live

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online