Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la weydiiyey su’aallo muhiim ah[Daawo]

August 13, 2014 - Written by Editor

shbashiirNairobi:-Barnaamijka Wacyi ee taleefishinka Somalichannel, ayaa waxa toddobaadkan  marti ku ahaa guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad. Barnaamijka toddobaadkan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, waxaana sheekhu  kaga sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martaya dacwada. Sh. Bashiir Axmed Salaad, ayaa waxa uu barnaamijka kaga warramay waxyaabaha jamaacada Ictisaam uga duwan tahay jamaacaadka kale, iyo waddada ay qaadeyso, wuxuuna sidoo kale ka hadlay waxyaabihii ka khaldamay jamaacaadka islaamiga ah ee Soomaalida.

Wariye  Maxamuud  Dulyaddeyn, ayaa alaaba barnaamijkan waxa uu ku casuumaa bulshada qeybahooda kala duwan, gaar ahaan dadka hadalkoodu meesha fog gaarayo, kuwaas oo dadka Soomaaliyeed ay ku xiran yihiin, waxaana ka mid ah:-

1-Culimada

2-Aqoonyahannada

3-Suugaanyahanka

4-Siyaasiyiinta

5-Dhakhaatiirta

Hoos ka Daawo barnaamijka wacyi Sh Dr Bashiir Axmed Salaad

Halgan.net/Somalireal
Somalichannel

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online