Iqra Islamic School at Abubakar As- Saddique Islamic Center waa Iskuul Islaami ah.[Video]

August 20, 2014 - Written by Editor

skuulMinneapolis:-Ilaahay mahadiis waxaa usoortoyday walaalaha maamulka xarunta wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis inay furaan, sanadkii labaad, iskuul islaami ah oo wax lagu barayo ardayda Pre-school ilaa iyo 5th grade.  Iskuulkan oo sanadkii hore lagu bilaabay qaybta kore ee masaajidka ayaa waxa uu haqab tiri doonaa baahida caruur badani ay uqabaan inay helaan waxbarasho diini iyo maadiba leh, iyadoo aad loogu tarkiisinayo tarbiyada islaamka.

Baahidan ayaa aad uga dhex muuqata jaaliyadaha dibadaha, iyadoo waalidiin badani ay ka calool xunyihiin dhaqanka caruurta qaar ay ka bartaan goobaha waxbarasho ee Public ga ah. In badan oo kamida jaaliyada Twin Cities ka iyo nawaaxigoodaba ayaa aad ugu taamayay inay helaan goob waxbarasho oo ilmahooda ay ku aamini karaan dhaqan ahaan, diin ahaan iyo waxbarasho ahaan. School ka Iqra ayaa ilaahay idinkiis noqon doona meel buuxisa baahidaas ay community gu uqabaan waxbarashada ilmahooda.

Hoos ka Daawo Iqra Islamic School at Abubakar As- Saddique Islamic Cente

Iqra Islamic School at Abubakar As- Saddique Islamic Center
2824 13th Ave S
Minneapolis, MN 55407
612-871-8600 ext 6

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online