Isha iyo Axkaamteeda Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Daawo Video-ga]

August 26, 2014 - Written by Editor

xaliikeLaascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro uu cinwaankeedu yahay (Ishu waa Xaq ama waa wax jira) waxaan muxaadaradaan jeediyey Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike. Sheekh Maxamuud Maxmed Xalliike ayaa muxaadaradaan ka Jeediyey Masjid Huda ee magaalada Laascaanood 28-Shawal 1435 oo waafaqsan 25-08-2014. Sh Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa muxaadaradiisa aad ugu qaadaa dhigay mowduuc Isha waxaan ka faa’iidaystay dad fara badan maadaama mowduucaan uu ahaa mid muhiim ah oo dad badan aysan aqoon badan u lahayn Shiikhu wuxuu ka hadley waxaa uu tahay In Ishu dadku Waxa Ku Dhibaan iyagoo Badan koodna is Ogeyn ) Is Cawri yaana ,Sidoo kale wuxuu Shiikhu ka hadley Axkaamta Isha iwm.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Isha ee Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.


Xafiiska Iclaamka ee Alfurqan Media
Laascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online