Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo Wafti uu hogaaminayo oo u dhoofay Dalka Ethopia.

August 22, 2014 - Written by Editor

IMG_7498Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland Garoowe.

Madaxwaynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saadiq Eenow, iyagoona Garoonka Diyaaradaha ee caasimada dawlada Puntlane eemagaalada Garoowe ay ku sagootiyeen Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland C/xakiin C/llahi Camay, Wasiiro, Xildhibaano,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland iyo Dadweyne kale.

‘’Waxaan saaka u safraya Magaalada Adis-ababa ee Dalka Ethopia oo aan ugu baxayo shaqo yar iyo howlo dowladda Ethpia uga xiran dowladda Ethopia ‘’Ayuu yiri Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Madaxwayne Gaas ayaa ugu dambeyntiina sheegay in safarkiisu uu qaadan doono muddo labo maalmood ah kadibna uu dib ugu soo laaban doono dalka,maalmaha uu dalkaasi Ethiopia joogana uu kulamo la qaadan doono madaxda ugu saraysa Dalkaasi.

-DHAMMAAD-

Xafiiska Warfaafinta,Wacyigalinta
Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online