Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay dalka Turkiga

August 27, 2014 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo  ayaa maanta u amba baxay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan xafladda caleemo saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayip Erdoğan.  

Madaxweynaha DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo saraakiil  kale oo ka tirsan Madaxtooyada DFS.

Madaxweynaha DFS ayaa waxaa ku sii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ku simaha Madaxweyanaha ahna Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka DFS Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo  xubno ka tirsan labada gole ee DFS .

A/Cawale
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online