Madaxweynaha Puntland oo Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha.

August 19, 2014 - Written by Editor

gaas2Garoowe:-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland. Gudigaan ayaa waxaa loo xilsaaray inay kormeeran lana socdaan Hanaanka dib u habaynta shaqada iyo shaqaalaha Dowladda Puntland, islamarkaana hubiyaan ka qayb qaadashada dhamaan Hay’addaha Dowladda Puntland. Dhinaca kale Gudiga ayaa la faray inay bilaabaan dardarna geliyaan hawlaha loo xilsaaray.


Hoos ka Akkriso Dikreetada uu Madaxweynaha Puntland ku magacaabay Gudi Heer Wasiiro ah oo la soconaya Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha.

no images were found


Xafiiska Warfaafinta,Wacyigalinta
Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online