Maxkamadda darajada1aad ee ciidamada DFS oo xukun kala duwan riday

August 20, 2014 - Written by Editor

AfhayeMuqdisho:-Maxkamadda darajada koowaad ciidamada DFS ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dhalinyaro lagu soo Eedeeyay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab.

7 ka tirsan kooxda al Shabaab ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay horay u dileen askari ka tirsanaa ciidanka DFS oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DFS Col.Cabdullaahi Maxamed Muuse ayaa ku dhowaaqay xukunka lagu riday 13-eedeysane oo Maxkamadda la horkeenay waxaana uu sheegay in 7 ka mid ah dil lagu xukumay halka 6 kale lagu xukumay xabsi daa’in .

Ma aha markii u horaysay oo maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DFS ay xukun dil iyo xabsi dheer ay ku xukunto dhalinyaro lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab kuwaas oo dilal kala duwan ka geystay magaalada Muqdisho.

Hoos ka Daawo Afhayeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DFS Col.Cabdullaahi Maxamed Muuse

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online