Muxaadaradii Sh Dr Xassan Sh Cali (فقه الإختلاف والإئتلاف ) uu ka jeediyey Shirweyihii 1aad ee dhalinyarada Macaahidda Shareecadda.[Video]

August 11, 2014 - Written by Editor

IMG_9832Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii uu galay Sheekh Dr Xassan Cali Warsame oo uu ugu magacdaray ( ( فقه الإختلاف والإئتلاف ) ), Sh Dr Xassan ayaa waxaa uu muxaadaradaan qiimaha badan uu ka jeediyey Shirweyihii 1 aad ee Dhalinyarada Macaahidda Shareecadda Islaamka ee dalka Somaliya. Dhinac kale Maamulka Raabidada Macaahida Sharciga ah ee dalka Somalia oo marti galiyey Shirweynahaan ayaa soo bandhigey warbixino ku saabsan Taariikhdii Raabida, Waxqabadka Raabida, iyo howlaha ay u hayso bulshada iwm.

Hoos ka Daawo muxaadaradii ( ( فقه الإختلاف والإئتلاف ) ) Sh.Dr Xassan Cali Warsame

Hoos ka Daawo warbixin ku saabsan Macaahidda Raabidda Shareecadda Islaamka

Hoos ka Daawo Xafladii Xidhitaanka Macaahida Shareecadda ee Soomaaliya


Xafiiska Iclaanka ee
Golaha Al-furqaan Media
Lascanod,Somalia

IMG_9832

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online