Sh Cabdi Qani Qorane oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe[Masawiro]
(August 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay  lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe intention Sh Cabdi Qani Qorane ka dib markii shil gaari oo uu galay uu arrimo caafimaad uu u aaday dalka Jarmalka.
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qabsashada Buulo-mareer (Dhageyso)
(August 30, 2014)
Buulemareer:-Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal c
Mu’ssadda Al-Irshaad oo kulan tababar Macalimiinta ku qabtay London iyo Sh Bashiir Axmed Salaad oo ka qayb galay.[Masawiro]
(August 30, 2014)
London:-Waxaa Taariikhudu markay ahayd 25.08.14 ka dhacay xarunta horumarinta Malcaamadaha ee Mu'ssadda Al-rshaad ee magaalada London kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen Macalimiinta malcaamadah
Col.Bare Hiiraale iyo Ciidamadiisa oo lagu soo dhaweeyey Kismaayo
(August 30, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale iyo ciidamo daacad u ah lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta goba
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-Mareer
(August 30, 2014)
Buulo-Mareer :-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay  degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka ay ciidamada huwanta ay dhowr jiho ka soo weerareen de
Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose
(August 30, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka duulaan ku qaaday deegaano ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose waxaana ay la wareegeen Deegaanka Golweyn.  ciidanka huwanta ayaa ku sii jeeda degmada
Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh oo dib ugu laabtey Muqdisho [Masawiro]
(August 29, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sh.Dr Aden Sh cali saalax
(August 29, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax waxaa uu si
Arday baratay Hingaadda iyo Akhrinta Qur’aanka kariimka oo shahaadooyin lagu siiyey Qardho.[Masawirro]
(August 29, 2014)
Gaalkacyo:-Dugsiga Daaru Sacaada oo ka mid ah Dugsiyada lagu barto Qur'anka kariimka iyo Culuumta aasaasiga ayaa shahaadooyin siiyey 31 arday oo bartay Hingaadda akhriska Qur'aanka kariimka kadib mark
Dowlada Federaalka oo sheegtay In ay ka xun tahay dagaalkii Somaliland ku qabsatey Saaxdheer.
(August 29, 2014)
Mogadishu, 29 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee s

« Previous PageNext Page »