Ra’iisul-wasaarihii hore ee DFS Prof. Cali Maxamed Geedi waa la’igu been abuurtay.[Dhagayso]

August 28, 2014 - Written by Editor

geediDubai:-Ra’iisul-wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa wax laga xumaaday ku tilmaamay in saxaafadda ay ka faafiyeen been abuur  ah in lagu qabtay magaalada Saaxdheer oo ay saaka ka socotay caleema saarka Madaxweynaha Kaatumo Prof. Cali Khaliif. Ra’iisul-wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi  ayaa sheegay in uu ku sugan yahay dalka Imaaraadka carabta  gaar ahaan Dubia, Prof Geedi ayaa sheegay in warar been ah la faafiyo oo ah in casumaad uu ka hellay caleema saarkii Madaxweynaha cususb ee maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif.

Idaacadda Dalsan Radio ayaa waraysigaan la yeelatay Ra’iisul-wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi isagoo ku usgan Dubia waxaan uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaad wixii khilaaf ah oo jirna lagu dhameeyo wada hadal.

Waraysiga  Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Cali Maxamed Geedi ayaa  ku soo beegmaya xili idaacadda ka howl gala magaalada Muqdisho ay faafiyeen in  Ra.iisul wasaaraha lagu qabtay magaalada saxdheer oo saaka ay ka socotay caleema saarka Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif ka dibna ciidamo ka tirsan S/lland ay soo weerareen magaalada.

Hoos ka Dhagayso Ra’iisul-wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/tukgnx6eip/geedi.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source codka Idaacdda Dalsan

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online