Sheekh C/raxmaan Sudeysa oo Khudbadii Jimcaha uga hadlay Khatarta Khawaarijta (Video+Audio)

August 19, 2014 - Written by Editor

SudeysaMecca:-Sheekh C/raxmaan Sudeysa Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta Fasaadka Khawaarijta ay ka wadaan Caalamka Islaamka waxaana uu aad uga digay dhalinta khayrka jecal in aysan ku kadsoomin beenta iyo hadalka macaan oo ay Khawaarijta ka dhigtaan dabin ay ku dabtaan dhalinta aan diinta wax badan ka aqoon sida ay danahooda ugu fushaan .

Dhibaatada ay kooxaha Khawaarijta ka wadaan dunida Muslinka iyo daadinta dhiiga Islaamka waxaa kugu filan wax ka socda Caalmka Islaamka gaar ahaan Shaam

Sheekh C/raxmaan Sudeysa ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay xasuuqa iyo dulmiga ay Yahuudu ka wado Gaza waxaana uu wax lala yaabo ku sheegay aamuska madaxda dowladaha Islaamka iyo munudamaanka ku wardiya xuquuqda Insanka.

Sheekh C/raxmaan Sudeysa ayaa waxaa kale oo uu umada Islaamka uga digay khilaafka iyo kooxeysiga wiiqay awoodoodii. Sheekh C/raxmaan Sudeysa ayaa sidoo kale u duceeyey dhamaan muslimiinta gaar ahaana waxaa u uduceeeyey muslimiinta Falastiin ee Gaza iyo Muslimiinta Shaam (Suuriya).

Hoos ka Daawo Khudbadii الشيخ عبدالرحمن بن عبدالعزيز السديس uu ka jeediyey Jimcihii la soo dhaafay Khatarta Khawaarijta

Ama Hoos ka Dhageyso Mp3 خطرُ الخوارِج

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/e97o5lt8mj/Sudeys..mp3]

Halkaan ka Dhagayso khudbada oo Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online