Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad oo ka hadlay Fitanka iyo Khawaarijta (Daawo)

August 27, 2014 - Written by Editor

xaramkaMecca:-Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta fitanka ka socda caalamka iyo sharta Khawaarijta wuxuuna Sheekh aad ugu dheeraaday sida sirdoonka reer galbedka ay u maalgaliyaan kooxo magac diin ku dhuunta waxaana uu aad uga digay in lagu kadsoomo  .

Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa waxaa kale oo ka hadlay irhaabka ay iyo xasuuqa ay Yahuuda u geysteen Musliminta magaalada Gaza wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay sida ay caalamka ugu aamusiyan yihiin wuxuuna sheegay in reer Gaza ay guuleysteen.
.
Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday arinta Falstiin wuxuuna ka digay nifaaqa caalamka kuwaas oo ku qaraabta xuquuqda insaanka wuxuuna ka digay Sheekha fitanka ka jira Caalamka.

Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa waxaa kale oo ka hadlay sifaadka salafu saalax wakhtiga fitanka wuxuuna Sheekhu bayaaniyey in fitanka ay garan karaan oo kaliya culumada sida qotada dheer u taqaan shareecada Islaamka.

Hoos ka Daawo Khudbadii الشيخ صالح بن عبدالله بن حميد uu ka jeediyey Jimcihii la soo dhaafay Masjidka Xaramka fitanka iyo Khatarta Khawaarijta

Hoos ka Dhagayso Khudbadii الشيخ صالح بن عبدالله بن حميد uu ka jeediyey Jimcihii la soo dhaafay Masjidka Xaramka fitanka iyo Khatarta Khawaarijta

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/jjapcegpgk/56025.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online