Wafdi ka socda ururka IGAD oo gaaray magaalada Kismaayo

August 25, 2014 - Written by Editor

diyaaradKismaayo:-Waxaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee xrunta Gobolka Jubada Hoose wafdi ka socda ururka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Affey. Wafdiga IGAD ayaa waxaa kale oo la socda wakiilka Itoobiya ee IGAD General Gabre iyo Saraakiil ka tirsan ururka IGAD, Wafdiga IGAD ayaa markii ay gaareen magaalada Kismaayo waxaa ku so dhaweeyey madaxda maamulka Jubba.

Wafdiga IGAD ayaa waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada ee maamulka Jubba waxaa ay kulamo gaar ah la leeyihiin madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan axmed Madoobe, kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa qaabkii loo dhamaystri lahaa hishiiskii dhex maray maamulka Jubba iyo madaxda DFS.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online