Waraysi Nickolas Kay uu la yeeshay HCTV oo su’aalo adag lagu wiidiiyey.[Daawo]

August 21, 2014 - Written by Editor

kay-hargaysaHargeysa:-Tafatiraha Horncable TV wariye Ducaale ayaa waxaa uu wareysi gaar ah la yeeshay Danjiraha Un-ka ee Soomaalya Nickolas Kay xili uu booqasho gaar ah ku tegay magaalada Hargeysa uuna kulan gaar ahna la yeeshay Madaxweynaha S/lan Axme Maxamed Siilaanyo. Waraysigaan ayaa waxaa uu ahaa mid su,aalo adag lagu wiidiyey Danjiraha Un-ka ee Soomaalya Nickolas Kay iyadoo wax laga wiidiiyey maamul gobolleedyada dalka laga dhisayo wax uu ka aaminsan yahay gooni isku taaga S/land , halka laga xukumayo xafiiska Un-ka ee uu ka furay Hargeysa, wax ay soo kordhiyeen ciidamada shisheeyey ee ku sugan Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Barnaamij gaar ah Waraysi Nicoloskey By Ducaale iyo Tifaftiraha HCTV


Source:HCTV

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online