Xafladii qalin jabinta Machadka Imaamu Dahabi ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]

August 22, 2014 - Written by Editor

IMG_0076~1Laascaanood:-Maamulka Machadka Imaamu Dahabi ee Barashada Culuumta  Kitaabka  iyo Sunnaha  ayaa Gudoonsiiyey Shahaadooyin  Dufacdii koowaad ee Ardayda ka Qalin jabisey Machadka imaamu dahabi ee Magaalda Laascaanood. Xafladan oo ay ka  Soo Qayb galeen marti  Sharaf aad u badan , oo isugu jIra Culimaa’u Diin   , Ganacsato, Macallimiin, Waalidiin , arday iyo marti kale, ayey Ardaydu u Soo Bandhigeen Qayb Ka Mida Cilmigii ay barteen .

Sidoo Kale waxaa Ka Soo Qayb  Galay Shiikhu Baladka magaalada Laascaanood, Sh C/Nasir Xaji Axmed , Dr C/Rashiid Maahir ,DR C/Majiid Xuseen Sugulle, Ustaad Faarax Biniin Boos. .Gudoomiyaha ganacsatada gobolka Sool C/Risaaq Axmed Warsame Gudoomiyaha Jamciytu ALNUUR .iyo Marti Sharaf kale. Maamulaha Macadka Sh Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Saalixi) ayaa ka waramay Xilligii la Aaas aasey Machadka imaamu Dahabi Isagoo Sheegy in La Aaasey aasey Machadka Dabayaaqadii Sanadkii 2013, iyadoo loo aas aasey Baahi Ka jirtey Gobolka .

Maamulaha oo ka Waramay Ardayda dhigata Mahadka , kuwa qalin jabisey , hiigsiga machadka iyo Mustaqbalka  Soo Socda . Ugu Danbeyntii , Ardaydii dhameysey oo ahayd Dufcadii ugu ugu Horeysey , oo isugu Jirey Wiilal iyo Gabdho , Waxaana la Gudoonsiiyey Shahaadoyinkii Qalin jabinta.

no images were found

Xafiiska Warbaahinta ee Al-Fuqaan Media
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online