Xamaas oo Yahuuda ku qasabtay In ay ogolaato xabad Joojin

August 26, 2014 - Written by Editor

Hamas spokesman Fawzi Barhoum is carried by Palestinians as they celebrate what they said was a victory over Israel following a ceasefire in Gaza CityGaza:-Wararka ka imaanaya dalka Falastiin ayaa sheegaya in Mujaahidiinta Ururka Xamaas ay ku qasbeen cadowga Yahuuda in ay aqbalaan xabad joojin aan wax mudo ah loo qaban taas oo ka dhaqan gashay magaalada Gaza oo ay gacanta ku heyso Xamaas .Mujaahidiinta Xamaas ayaa dagaal kula jiray ciidanka Yahuuda mudo dhan 50 Maalmood waxaana dagaalada iyo duqeynta ciidanka Yahuuda ku shahiiday muslimiin aad u badan oo gaaraya 2000 oo qof waxaana ku dhaawacmay tiro aad u badan balse Xamaas iyo shacabka Gaza oo isku duuban ayaa diiday in ay u rukuucaan cadowga Yahuuda.

Xabad joojinta ayaa waxaa ay dhaqan gashay 7dii fiidnmo ee saacadda Marinka Gaza ee dalka Falastiin

Hoos ka Daawo Taqriir ay ka diyaarisay Tv Al-Jazeera

Source:Al-jazeera.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online