Xarunta agoomaha ee Laascaanood oo munaasabad u qabtay Ardayda dhamaysatay Fasalka 8aad.[Masawiro]

August 31, 2014 - Written by Editor
DSC_0483Laascaanood:-Maamulka xarunta agoomamaha ee Magaalda laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa munaasibda waxaa ay u qabteen ardayda ka baxday xarunta agoomaha Laascaanood munaasibadan ayaa waxa ka soo qayb galay culimada gobolka Sool. Maamulka xarunta agoomaha ayaa shahaadooyin Gudoonsiiyay ardayda dhamaysatay Fasalka sideedaad Geesta kale Maamulka xarunta agoomaha laascaanood ayaa sheegay inay bulshada u furayaan Machad-Diiniya oo habeenii ladhigo.
Xaruntaan ayaa waxa dhigta dhamaan ardayda agoomaha ah ee Gobolada sool sanaag iyo Cayn waxa ayna sanadkasta qaabishaa boqolaal agoomo ah taas oo marka aad aragto ubadaka agoomaha ah in qalibga ku dhaqaaqayo, Ardayda ayaa waxa ay halkaas ku soo bandhigeen aqoontii labaray iyo yadoo ay siwayn ulayaabeen waalidiintii aqoon yahankii ka soo qayb galay Geesta kale waxaa halkaas looga mahad celiyay Guud ahaan walaalaha muslimiinta ah ee caawiya agoonta magaalada Laascaanood ee xaruntaan ku jira.
Waxaa halkaas ka hadlay Maamulka xarunta agoomaha 
1. Maamule Jaamac Daad
2. Maclin Sh Axmed Maxamed Axmed saalixi
3. Sh. Mubaarig Dool
4. Macalin Aways Aadan
5. Sh.Maxamed Aadan wali
6. Sh.Cabdinaasir Faraaid.
7. Sh. Cabdilaahi Abuxamsa oo ah Gudoomiyaha Jimciyada Qur aanka.

no images were found

C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online