Xildhibaan ka tiran Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

August 1, 2014 - Written by Editor

bistaMuqdisho:-War naga soo gaaray magaalada Muqdisho dhawaan ayaa waxaa uu sheegay in la dilay Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya xili uu ku sugnaa degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir. Xildhibaanka la dilay ayaa Allaha u naxariistee waxaa lagu magacaabaa Sh.Aadan Maxamed Madeer oo mar ahaan jiray Gudoomiyaha Gudiga Maaliyada Baarlamaanka DFS iyo Wasiirul dowlaha Maaliyadda.

Xildhibaanka ayaa waxaa la dilay ka dib markii uu soo tukaday Salaadii Jimce uuna marayey meel u dhow  Is-gooska afar Irdood ee Degmada Xamar weyne waxaan dilka u geystay dhalinyaro ku habaysan Bistoolado.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online