Xuska 1-da Agoosto oo ka socota magalada Garowe ee xarunta Puntland.[Masawiro]

August 1, 2014 - Written by Editor

DSC_0354Garoowe:-Waxaa saaka ka socda magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland Munaasabad weyn oo lagu xusay 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland, Barxada weyn ee magaalada Garoowe aya waxaa ka socda isku soo baxyo waaweyn oo ay dhigayaan dad weynaha qaybihiisa kale duwan , shaqaalaha dowladda , Ardayda , ururadda haweenka iyo laamaha kale duwan ee ciidanka qalabka sidda ee Puntland.

Ciidanka  dowladda Puntland ayaa saaka aad u adkeeyey sugida amaanka magaalada Garoowe iyo magaalooyin kale ee Puntland waxaan saaka la arkayey ciidamo fara badan oo ku sugan gudaha magaalaa Garoowe oo baaraya wax ay ka shaqkiyaan iyagoo dhamaan joojiyey isku socodka gaadiidka.

Dhamaan magaalooyinka waaweyn ee deegaanada Puntland ayaa waxaa ka socoda xafladda lagu xusayo sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland, waxaa xusid mudan in wadad dheer ee laamiga ah ee isku xirta Gobollada Puntland ay ciidanka Puntland xireen.

no images were found

Halgan.net ayaa waxaa ay idin soo gudbinaan masawiro, warbixino iyo khudbadaha ay munaasabadaha ka jeedin doonaa Madaxda Puntland iyo Issimada

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online