Shacabka Qorilay ee Gobolka Sool ku baaqay in loo dhiso Xarun Caafimaad Oo mudo Qabyo ah.[Video/Masawiro]
(September 30, 2014)
Laascaanood:-Deegaanak Qorilay waxa uu katirsan yahay Gobolka Sool,Laascaanood waxa uu kaga beegan Yahay dhanka koonfured  waxa uu jiraa 73"Km dadka deegaanka ayaa waxa ay in badan la tacaalayeen ina
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Sacuudiga
(September 30, 2014)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta waxaa uu ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  ee magaalada Muqdisho waxaana ay u dhoofeen dalka  Sucuudi Ca
Ciidanka DFS iyo AMISOM oo la Wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Sh/ Dhexe.
(September 30, 2014)
Raage Ceelle :-Ciidamada DFS  iyo kuwa AMISOM ayaa galabta la wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka dib markii ay Degmada isaga baxeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo halkaas
Maamulka Masjid Al-huda ee Helsini Islamic Center iyo goobta lagu tukan doono Salaada Ciida[Akhri]
(September 30, 2014)
Helsinki:-Waxaa Maamulka Masjid Alhuda ee Helsini Islamic Center uu dhammaan walaalaha ku nool Helsinki iyo nawaaxigeeda la socodsiinaynaa in haddii Allaah idmo salaadda ciidda lagu tukan doono Maalin
Mu’addin Wardi Saalax oo xalay lagu dilay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
(September 30, 2014)
Hiiraan:-Waxaa allaha u naxaiistee xalay lagu dilay Xaafadda  Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Wardi Saalax oo mu’adin ka ahaa mid ka mid ah masaajida magaalada xili u
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la kulmay deeq bixiyayaasha waxbarashada (Masawiro)
(September 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay Hoolka Shirarka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland ka furmay shir heerkiisu sarreeyo oo socon doona laba maalmood, shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Madaxda
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo weerar ku ah degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle
(September 30, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya gobalka Sh/dhexe ayaa sheegay in Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamada DFS iyo kuw
Dufcadii 7aad oo ka qalin jebisay Markiska Al-Imaamu shaafici ee Burco.[Video/Masawiro]
(September 29, 2014)
Burco:-Xaflad qalinjebin ah oo ay ka soo qayb galeen Culimada Waaweyn ,ee gobolka togdheer  salaadiin iyo weliba masuuliyiin kale ayaa  ka dhacday xarunta  machadka barashada  Culluunta sharciga e
Jaamacadda Bariga Afrika oo Xaflad soo dhaweyn ah u sameysay ardeyda ku soo biirtay Sanad dugsiyeedka 2014-2015 [Masawiro]
(September 29, 2014)
Boosaaso:- Jaamacadda Bariga afrika faraceeda magaaladda Boosaaso ayaa maanta u qab tay xaflad soo dhaweyn ah boqolaal ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo kusoo biiray Jaamacadda sanad dugsiyeedk
Dowladda Puntland oo Wakiil u soo magacaabatay Dalka Finland[Akhri]
(September 29, 2014)
Finland:-Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiqweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa  wakiilka  dowladda Puntland u fashiya dalka Finland loo magacaabay Eng. Cabdirsaaq

Next Page »