تذكير الإخوان بنعم الإيمان Sh. Dr.Yaxye Cismaan Suufi (Daawo)

September 22, 2014 - Written by Editor

img-20140408Seattle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Yaxye Cismaan Suufi waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa تذكير الإخوان بنعم  .الإيمان

Sheekh Dr.Yaxye Cismaan Suufi ayaa waxaa uu muxaadaradan ka jeediyey Masjidka Abu bakar ee magaalada Seattle Washington waxaana uu Sheekhu imaam ka yahay Masjid Al-ansaar ee magaalada Houston ee gobolka Texas. Sheekh Dr.Yaxye Cismaan Suufi ayaa sidoo kale Bare ka ah Jaamacad Al-huda University ee magaalada magaalada Houston ee gobolka texas.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Dr.Yaxye Cismaan Suufi تذكير الإخوان بنعم الإيمان

Halgan.net
Magaalada Houston

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online