Sh. Cabdinaasir Xaaji Axmed oo xalay muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi.[Daawo]
(September 1, 2014)
Nairobi:-Sh. Cabdinaasir Xaaji Axmed oo booqasho gaaban ku jooga magaalada Nairobi, ayaa xalay waxa uu masaajidka Al-Hidaaya ka jeediyey muxaadaro uu uga hadlay tilmaamaha lagama maarmaanka u ah qofka
Madaxweynaha DFS oo caawa soo gaaray magaalada Nairobi
(September 1, 2014)
Nairobi:-Madxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa caawa  soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaan halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan dowlada K
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo qarka u saaran Degmada Jalalaqsi
(September 1, 2014)
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa qarka u saaran inay la wareegaan maamulka magaagaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ciidamadan huwanta ay
Sh Bashiir Axmed Salaad oo la gudoonsiiyey Shahaado Sharaf
(September 1, 2014)
Birmingham:-Sh Dr Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Hay'adda Culimadda Soomaaliyeed ahna Amiirka  Jamaacadda Al Ictisaam Bil Kitaab Wal Sunnah ayaa galabta lagu gudoonsiiyay wadanka Ingiriiska S
Ku Simaha Madaxweynaha DFS oo Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo
(September 1, 2014)
Baydhabo:-Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaal
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo dhismo ku wareejisay Jaamacadda Bariga Africa Faraceeda Qardho. [Masawirro]
(September 1, 2014)
Qardho:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta dhismo ka kooban labo dabaq ku wareejisay maamulka Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho waxaana  dhismahaan isugu jiraan Fasalo waxbarasho,Xa
Wafdi ka socda dowladda Turkiga oo gaaray Kismaayo
(September 1, 2014)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Wafdi ka socdo dowladda Turkiga  waxaan garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan maa
Abu Yaasir Al-Muqdishi ”Axmed Godane wuxuu u shaqeeyaa Gaalo Muslina ma ah waana in la dilaa.” [Dhagayso]
(September 1, 2014)
Muqdisho:-Waxaa mar kale lagu faafiyey barta Intenetka muxaadaro taxane ah oo uu jeediyey Sh.Abu Yaasir Al-Muqdishi qeybtii 3aad uuna ugu magacdaray Inxiraafka ururka Al-shabaab waxaana lagu faafiyey
Ururka Al-shabaab oo ka hadlay weerarkii ay ku qaadeen Xabsiga Jilacow.[Dhagayso]
(September 1, 2014)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay ka hadleen  weerarkii ay ku qaadeen xarunta nabadsugida  gaar ahaan xabsiga weyn ee Jilacow waxaa ay sheegeen in ay howl galkooda ay ka gaareen guul ay na w
Xaalada Buulo Mareer oo degan ka dib qabsashadii Ciidanka AMISOM iyo DFS
(September 1, 2014)
Buulo Mareer:-Xaalada Degmada Buulo Mareer ayaa degan kadib markii ay ciidamada huwanta ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab waxaana jira dadweyne ka barakacay Degmada Buulo Mareer. Saraakiisha Ciidan

Next Page »