Golaha wasiirada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Muqdisho
(September 2, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Shee
Ku Simaha Madaxweynaha oo Baydhabo kulamo kula qaatay odayaal dhaqameedyo Iyo Siyaasiyiin.[Masawiro]
(September 2, 2014)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ayaa kulammo gaar ga
Booqashadii magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.[Masawiro]
(September 2, 2014)
Boorame:-Magaalada boorama waa magaala madaxda gobolka Awdal, juqraafi ahaan waxay ku taal dhul buuraley ah, dhinacna ka ah dhul beereed aadna u cimilla wanaagsan, waxaa sidoo kale ka muqanayey magaal
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay wada cusub oo Laami ah (Masawiro)
(September 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dhagax dhigay dayactir balaaran oo lagu samaynayo Bur Bur soo gaaray Hareeraha Wadada laamiga ah ee u dhaxaysa Garoonka
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan
(September 2, 2014)
Hiiraan:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa Al Shabaab kala wareegay maanta deegaanno ka tirsan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan waxaana ka mid ah deegaanada ay kala wareegeen deegaanka Baadi Cadd
Duqeyn ka dhacday inta u dhaxeysa Haawaay iyo Dhaaytubaako (Dhageyso)
(September 2, 2014)
Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Mareykanka ay duqeyn ka geystay deegaan u dhaxeeya deeganada Haawaay iyo Dhaaytubaako oo ka tirsan Go