Ra’iisul wasaaraha DFS oo booqasho ku tagay Baydhabo iyo Tiyeeglow [Masawiro]
(September 4, 2014)
Muqdisho, 04, Sebteember, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ku tagay degmooyinka Ba
Gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada Puntland oo saaka booqday Saldhiga Bosaaso.[Cod/Masawiro]
(September 4, 2014)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sidda iyo dambiyada culus ee Gobollada Bari, Karkaar, Sanaag, Haylaand iyo Gardafuu  Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa saaka waxaa uu kormeer howleed ku
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Baydhabo kula kulmay ganacsato Iyo xildhibaanno ku soo biiray wafdigiisa.[Masawiro]
(September 4, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo maalmahan Baydhabo kulammo kula lahaa qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa saakay kulan la qaatay ganacsatada gobolladan k
Xaflad xil wareejinta 1aad ee Mu’ssadda Al-Minhaaj oo ka dhacday magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(September 4, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta  lagu qabtay hoolka xafladaha ee hotel JUBBA xaflad xil wareejin ah, taasi oo ay xilka kula  kala wareegayeen gudoomiyahii hore ee Mu’asasada Al-Minhaaj Mr.Maxamed Maxamuu