Madaxweynaha DFS oo ka hadlay geerida Axmed Godane ee Mareykanku Sheegtay (Daawo)
(September 5, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka hadlay geerida amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo uu Mareykanku Sheegtay. Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in ay ugu baaqay
Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo socdaal dacwo ku tagay dalka Ugandha
(September 5, 2014)
Kampala:-Sheikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa booqosho dacawi ah ku soo gaadhay wadankan Uganda gaar ahaan magaala madaxda wadanka ee kampala. Booqoshadan ayaa noq
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay dileen hogaamiyihii Al-shabaab
(September 5, 2014)
Muqdisho:-War dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerar kii dhinac cirka ee ka dhacay deegaaka  Sablaale iyo dhaayo tubaako oo kaga beegan 
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(September 5, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan
Taliyaha ciidanka DFS oo kula kulmay Muqdisho Taliyaha Ciidamada Uganda
(September 5, 2014)
Muqdisho:-Taliyaha ciidanka DFS Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay taliyaha ciidamada Uganda, Jen. Katubo Wamala oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho
Marwo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo xaaladeeda caafimaad ay ka soo raynayso
(September 5, 2014)
Muqdisho:-War aan ka helnay mid ka mid ah Qaraabada Marwo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo ahayd xaaskii Jeneral Mohamed Abshir Haamaan oo ka bad baaday isku day la doonayey in lagu khaarajiyo xili a
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo maanta booqday xarunta lagu hayo dadka dhimirka ah ee Garoowe.[Masawiro]
(September 5, 2014)
Garowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Booqasho rasmi ah ku tagay xarunta xanaanaynta dadka qaba cudurka Dhimirka ee Nasrullah oo ku taala Magaalada Garoowe ee