Ururka Al-shabaab oo xaqiijiyey geerida Axmed Cabdi Godane [Akhriso]
(September 6, 2014)
Baraawe:- Ururka Al-shabaab ayaa bayaan ay soo saareen dhawaan waxaa ay xaqiijiyey in uu geerida hogaamiyahood Axmed Cabdi Godane ka dib duqeyntii ay  diyaaradaha Maraykanka ay ka geysteen Isniintii
Garoowe laga furay kuleej lagu barto diinta iyo maadooyinka Asaasiga(Masawiro)
(September 6, 2014)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid ay kasoo qaybgaleen mas uuliyiin dhinaca dowlada puntland ah iyo culima awdiin iyo aqoonyahano iyo waalidiin ayaa waxaa lagu soo bandhigay kuleejka Maka Al Mukarama ee
Maqaalkii Uurdoox Qaybtii 11aad W/Q Sh.Cabdiraxmaan Shiikh.Cumar
(September 6, 2014)
Akhristayaasha waa u cudurdaaranaa kala go’ii ku yimid maqaaladan oo aan mar hore billaabay oo aan jeclahay in aan sii wado ilaa aan ku keeno maanta Isbadal xoogleh ayaa socdo,wax badanna waa soo ca