Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo kulan Baydhabo ka dhacay kaga dhawaaqay shir dib u heshiisiineed.[Masawiro]
(September 11, 2014)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay boqolaal dadweyne ah oo ka kala socday xaafadaha magaal
Golaha wasiirada Puntland oo go’aan lagu mamnuucay ka ganacsiga hubka soo saaray
(September 11, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 11 bisha Sep 2014 waxaa xarunta  Madaxtooyadda Dawladda  Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada ee Dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah. Iyadoo  d
Sheekh Dr.Axmed Maaxi oo baaq iyo waano u diray umada Soomaaliyeed
(September 11, 2014)
Mecca:- Sheekh Dr.Axmed Maaxi wuxuu ka mid yahay culimada waawayn ee Soomaaliyeed mudo ka badan 40 sano ayuu deganyahay dalka Sacuudiga Sheekhu wuxuu ka qalin jebisay jaamacadda ku taala Al-Madiina Al