Kulan Jaaliyadda Soomaalida Koonfur Afrika ay ka yeesheen Abaaraha Gobolka Gedo.[Masawiro]
(September 12, 2014)
Johannesberg:-Waxaa caawa bacdal maqrib oo Sabti soo galaayo ahna 12/09/2014 kulan balaaran isugu yimid dhamaan waxgaradka Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Afrika gaar ahaan magaaalda Johannesberg. Ku
Saddexda Arrimood ee Lagu badbaado Sheekh Maxamed Umal (Daawo)
(September 12, 2014)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ugu hadlay Khudbad
Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo sheegay in wafdi madaxda sare ah ay tegi doonaa Puntland
(September 12, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaalia Xassan Sheekh Maxamuud oo habeenkii xalay ka qeyb galay barnaamij bulshadu ay su’aalo ku weydiinayeen ayaa waxaa uu ka hadlay waxqabadka Dowladdi
Muxaadaraadkii ka socday Masjidka Al-raxma ee Garoowe oo galay habeenkii 2aad.[Masawiro]
(September 12, 2014)
Garoowe:-Waxaa habeenkii 2aad gashay muxaadaraadkii xiriirka ahaa e ka socday masjidka Al-raxma magaalada Garoowe caasimada  Puntland waxaana caawa  Muxaadarada qaybteedii kowaad  soo jeedshay Shee
Bulshada degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool oo isku taagay Dhismo xarun Agoon.[Video/Masawiro]
(September 12, 2014)
Kalabaydh:-Bulshada gobolka Sool gaar ahaan degmada Kalabaydh ayaa u isu taagtay sidii loo dhisi Lahaa Xarun agoomaha  lagu xanaaneeyo ee magalada Kalabaydh, taas oo maalin kasta caruur badani waayaa
Muxaadaraad ay culimadu ka jeediyeen Masjidka Al-raxma ee magaalada Garoowe.[Cod/Masawiro]
(September 12, 2014)
Garoowe:-Waxaa xalay ka bilaabatay  masjidka Al Raxma magaladda Garowe  ee Caasimada Puntland  Xamla dacawi ah oo ay ka soo qayb galeen  Culimo Soomaliyeed oo lagu bartay laguna yaqaan fidinta dac
Xafladii Qalin jabinta Dufcadii 7aad ee ka baxday Machadka Al-Faaruuq ee Gaalkacyo.(Masawiro)
(September 12, 2014)
Gaalkacyo:- Xafladaani oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay ayna kasoo qayb galeen Culimado , Waxgarad , Ganacsato , Maamulka Degmada Gaalkacyo , Gudoonka Waxbarashada Gaalkacyo ,Jaaliyada Tanzaaniya
Sheekh Dr Claahi Al-Muxeysiin oo tacsi u diray Mujaahidiinta Axraar Shaam (Daawo)
(September 12, 2014)
Sheekh Dr.C/laahi Bin Maxamed Al-Muxeysiin ayaa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid qaar ka mid ah hogaankii sare ee Ururka Axraar Al-Shaaam oo ahaa Urur Salafi ah dagaal xoogana kula jira dowl