Qisadii Dul Qarneyn: Duruus iyo Cibar Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf (Daawo)
(September 13, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro cusub oo uu jeediyey Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf waxaana muxaadarada Cinwaankeeda uu yahay Qisadii Dul Qarneyn: Duruus iyo Cibar . Hoos
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shahaadooyin gudoonsiiyey arday ka qalin jabisay Jaamacada Bariga Afrika (Masawiro)
(September 13, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka  Puntland Eng, Cabdi Xakiim C/laahi Cumar Camey ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyey arday ka qalin jabisay Jaamacada Bariga Afrika kuliyada dheeda kala duwan gaar ah
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo Faah Faahin ka bixiyey shirka dib u heshiisnta Berri Baydhabo Ka Furmaya
(September 13, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Baydhabo ku sugnaa maalmahan ayaa faah faahin ka bixiyey shirka dib u heshiisiinta sh
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Stokhlom oo gurmad u fidiyey shacbaka Gobolka Gedo.[Daawo].
(September 13, 2014)
Stokhlom:-Kulan balaaran oo loogu gurmanayo shacabka gobalka Gedo oo ay abaarah ku dhufteen ayaa waxaa lagu qabtay xarunta dalka Sweden ee Stokhlom waxaana jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada stokhlom