Al-Karam oo sii sagootisay arday deeq waxbarasho ka heshay Sacuudiga(Masawiro)
(September 14, 2014)
Hargeysa : Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarka ayaa maalintii shalay sii sagootisay 10 arday oo ka mid ah ardayda macaahida shareecada oo deeq wax barasho ka helay dalka boqortooyada sucuudig
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-raxma uu ka jeediyey Sh.Xassan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xassaan).[Video]
(September 14, 2014)
Garoowe:-Waxaa maalintii Jimce ka jeediyey khudbadii Jimce Masjidka Al-raxma ee magaalada Garoowe Sh.Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) oo maalmahaan ka mid ahaa culimo dhaqdhaqaaq Dacwadeed ka wa
Puntland oo ka hadashay eedeyntii afhayeenka baarlamanka DFS (Daawo)
(September 14, 2014)
Wasiirka warfaafinta ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indha-guran ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedeyn ka soo yeertay Af hayeenka baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Ja
Madaxweynaha Khaatumo Prof. Gallaydh oo ku dhawaaqay Golahiisa Xukuumada
(September 14, 2014)
Saaxdheer:-Madaxweynaha maamul gobolleedka Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Gallayr ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirada. Prof. Cali Khaliif Gallayr ayaa waxaa
Raisulwasaaraha DFS oo gaaray Baydhabo furayna Shirkii dib-u-heshiisinta (Masawiro)
(September 14, 2014)
Baydhabo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa ka qeyb g