Aabe Soomaaliyeed oo Wiil uu dhalay uu ku biiray Kooxda Daacish.[Dhagayso]
(September 15, 2014)
Minneapolis:-Aabo Soomaaliyeed oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA-da magaciisan ku koobay Maxamed ayaa u sheegay in wiilkiisa uu ka tagay magaalada Minneapolis kuna biiray ururka Daacish ee Syria
Shirkadaha Bixin Spare parts iyo Qudus Pharmacy oo adeeg cusub soo kordhiyey.[Masawiro]
(September 15, 2014)
Garoowe:-Shirkadaha ganacsiga ee ka jira deegaanda Puntland ayaa  waxay iska kaashadeen in ay bulshada gaarsiiyaan  adeeg aad muhiim u ah kuwaas  wax tar muuqda  u  ah bulshada Nool iyo kuwa dhin
Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada Puntland oo riday xukun kala duwan
(September 15, 2014)
Boosaaso:-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolada Gardafuul Bari Karkaar,Sanaag iyo Haylan ayaa maanta waxay xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal gaaraya ilaa 6 qof oo ay
Maamulka Jubba oo sheegay in shir dib u hishiisiineed uu ka furmi doono magaalada Kismaayo
(September 15, 2014)
Kismaayo:-Gudoomiyah gudiga dib u heshiisiinta beelaha wada dega Jubooyinka iyo Gedo Cabdi Baaley ayaa saxaafadda u sheegay in maalinta beri ah uu furmi doono shirka dib u heshiisiinta beelaha wada de
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland.[Masawiro]
(September 15, 2014)
Garoowe:-Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa waxa uu Maanta ka qayb galay Tababar Muddo Toban Cisho ah soconayo oo Caasimada Dowladda Puntland
Ra’iisal wasaaraha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Ingiriiska
(September 15, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisal wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay dalka Ingriiska si ay uga qayb galaan shir looga hadlayo tayo gelin
Gudoomiyaha Baarlamanka DFS Prof. Jawaari waa la igu been abuurtay.[Daawo Video-ga]
(September 15, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa jawaab ka bixiyey hadal been abuur ah oo si qaldan loo kala jaray kaasi oo xalay la