Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo si rasmi ah u furey shirka Jubbooyinka.[Masawiro]
(September 16, 2014)
Muqdisho:-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo. Shirweynaha waxaa
Raisulwasaaraha DFS oo lagu soo dhaweeyey London (Masawiro)
(September 16, 2014)
London:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray Kismaayo
(September 16, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayoee xarunta gobolka Jubbada hoose, iyadoo halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafd
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Gedo oo soo gaaray Kismaayo
(September 16, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo , wafdiga gudoomiyaha ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Kismaayo oo ay ku sugan yi
Madaxda maamulka Jubba oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalda Kismaayo
(September 16, 2014)
Kismaayo:-Madaxda ugu saraysa maamulka KMG ee Jubba gaar ahaan madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe , ku xigeenadiisa , golahiisa wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan DFS oo s
Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro magaalada Kismaayo
(September 16, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmauud iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Madaxweynaha DFS Xasan