Sh.Umal oo ka hadlay Buug uu qoray nin Soomaali ah ugana magacdaray Xadka Ridada Maxaa ka run ah[Daawo]
(September 19, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa radiyey buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil waxaana uu buugiisa u bixiyey (Xad
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Oslo kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway.
(September 19, 2014)
Norway:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo xubno kale oo booqasho rasmi ah
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh Maxamuud Sh Maxamed Shibli.[Dhagayso]
(September 19, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taas oo uu Sheekhu uga hadlay  Saddex Aayadood oo ku jira Su
Ra’iisulwasaaraha DFS oo lagu wado in uu gaaro dalka Norway
(September 19, 2014)
Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah uu gaaro magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana uu casumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Norway. Afh
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lala yeeshay waraysi.[Daawo]
(September 19, 2014)
London:-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed oo safar shaqo ku soo gaaray dalka Ingriiska ayaa waxaa uu waraysi kooban uu siiyey Tv-ga Somali channel waxaan waraysi
Jaaliyadda Puntland ee gobolka Sindh ee dalka Pakistan oo doortay Hogaan cusub
(September 19, 2014)
Karachi:-Waxaa maanta ka dhacday dalka Pakistan gaar ahaan gobolka Sindh magaalo madaxdiisa Karachi doorashada gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee gobolka Sindh, doorashadaan oo sanadkiiba mar ay qabsat
Ciidanka AMISOM oo baabuur ay leeyihiin uu ku dilay magaalada Muqdisho wiil 14 jir ah.[Dhagayso]
(September 19, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka Shisheeyey ee AMISOM ee ku sugan dalkaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay mid ka mid ah gaadiidkooda uu jiiray Wiil yar oo 14 jir ah isagoo ku jiiray degmad
Hay’adda Samafalka Geeska Africa Odagan ee magaalada Hargaysa oo dhar u qaybisay Agoonta [Masawiro]
(September 19, 2014)
Laascaanood:-Deeqdaan ayaa waxa loo qaybiyay caruurta agoomaha ah ee ku jirta xarunta agoomaha ee laascaanood iyo masaakiinta magaalada laascaanood, caruurta loo qaybiyay ayaa halkaas tiradooda waxaa