Abu Qataada Al-Falstiini oo xabsiga laga sii daayey (Daawo)
(September 24, 2014)
Urdun:-Maxkamad ku taal dalka Urdun ayaa waxay maanta xabsiga ka sii daysay Cumar Maxamuud Cismaan oo loo yaqaan Abu Qataada Al-Falastiini oo ka mid ah wadaada aad ula dhacsanaa Fikirka Takfiirka waxa
Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed oo been ka sheegay xaalada magaalada Gaalkacyo[Dhagayso]
(September 24, 2014)
Gaalkacyo:-Qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faafiyey warar been abuur ah kuwaas oo ay ku doonayaan in ay colaad dhex dhigaan labada Maamul ee dariska ah ee Puntaland iyo Galmudug waxay faa
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo furay shir looga hadlayo dib u habaynta shaqaalaha dowladda.(Masawiro)
(September 24, 2014)
Garoowe:-Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay Ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland kaga Qayb galay Furitaanka shirka Dib u H
Ra’iisul wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(September 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii u
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo wareegto lagu mamnuucayo hubka sharci darada ah soo saaray
(September 24, 2014)
Garoowe:-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska madaxwaynaha dowlada Puntland Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu mamnuucay hubka sharci darada ah oo cidii lagu qabtaa aan loo celin doonin qof