Gurmadka Abaaraha ka jira gobalka Gedo oo si tartiiba u socda [Video]
(September 28, 2014)
Gedo:-Waxaa socda Gurmadka Abaaraha ee gobalka Gedo waxaana maanta la soo bandhigay lacag deeq ah oo ay Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaada Dubia oo soo gaarsiiyeen gobalka Gedo. Dhamaan j
Maxaynu ku marti soornaa tobanka Dulxijjah W/Q Xudeyfa Raage
(September 28, 2014)
Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ah si ay badsadaan dhaacadiisa iyo camalka wanaagsan,kuna tartamaan wixii Alle u dh
Fadlan ka Qeyb qaado Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo [Warbixin/ Video]
(September 28, 2014)
Gedo:-Dhamaan waxaa laga codsanayaa walaala Muslimiinta ee Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo waxaa aad looga deyrinayaa xaalad
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(September 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka. Madaxweynaha