Dufcadii 7aad oo ka qalin jebisay Markiska Al-Imaamu shaafici ee Burco.[Video/Masawiro]
(September 29, 2014)
Burco:-Xaflad qalinjebin ah oo ay ka soo qayb galeen Culimada Waaweyn ,ee gobolka togdheer  salaadiin iyo weliba masuuliyiin kale ayaa  ka dhacday xarunta  machadka barashada  Culluunta sharciga e
Jaamacadda Bariga Afrika oo Xaflad soo dhaweyn ah u sameysay ardeyda ku soo biirtay Sanad dugsiyeedka 2014-2015 [Masawiro]
(September 29, 2014)
Boosaaso:- Jaamacadda Bariga afrika faraceeda magaaladda Boosaaso ayaa maanta u qab tay xaflad soo dhaweyn ah boqolaal ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo kusoo biiray Jaamacadda sanad dugsiyeedk
Dowladda Puntland oo Wakiil u soo magacaabatay Dalka Finland[Akhri]
(September 29, 2014)
Finland:-Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiqweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa  wakiilka  dowladda Puntland u fashiya dalka Finland loo magacaabay Eng. Cabdirsaaq
Manduumatu Daliyah Sheekh Maxamed Shaafici [Daawo]
(September 29, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Manduumatu Daliyah oo uu akhriyey Sheekh Maxamed Shaafici Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Kitaabka ka akhriyey Masjidka weyn ee Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Na
Ra’iisul wasaaraha oo Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho.[Masawirro]
(September 29, 2014)
Muqdisho:-Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra'isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su'aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turk
Xaflad tababar oo lagu soo Afmeeray xarunta Jaamacadda Imam (Masawiro)
(September 29, 2014)
Muqdisho:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadda IMAM ee magaalada Muqdisho, xafladan ayaa lagu soo xirayay siminaar ku saabsanaa tababarka tababarayaasha ( Training of T
Nairobi oo lagu soo bandhigay laba buug oo arrimaha bulshada ka hadlaya [Masawiro]
(September 29, 2014)
Nairobi:-Hoolalka shirarka ee Islii Mool magaalada Nairobi, ayaa waxaa maanta lagu daah-furay laba buug oo uu soo ban-dhigay qoraa Maxamed Nuur Shire, waxayna labada buug ka hadlayaan arrimaha bulshad